Banoonisports
Monday, March 2, 2026
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Teams
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Leagues
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Cups
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya
No Result
View All Result
Banoonisports
No Result
View All Result

Liverpool vs Ipswich Town: Reds oo si xoojisanayso hoggaankeeda

by mohamedbaalos
January 25, 2025
0

Liverpool waxay ku hamineysaa inay sii xoojiso hoggaanka Premier League marka ay Sabtida martigeliso Ipswich Town.

Reds waxay guul muhiim ah ka gaareen Brentford usbuucii hore kadib markii Darwin Nunez uu labo gool oo waqti-dhimasho ah dhaliyay, taasoo keentay in Liverpool ay hoggaanka horyaalka lix dhibcood ku qabato. Arsenal ayaa labo gool iska lumisay kulankoodii Aston Villa, halka kooxda Arne Slot ay weli ciyaar gacanta ku hayaan si ay cadaadiska ugu sii kordhiyaan tartanka horyaalka.

Kadib guushaas, Liverpool waxay Anfield ku soo dhaweysay Lille tartanka Champions League, halkaasoo Harvey Elliott uu gool caawin ah dhaliyay si ay guul taariikhi ah ugu soo baxaan wareegga 16-ka.

Liverpool oo martin doonta Ipwich Town aya kulankii ugu horreeyay ee Slot uu maamulo Liverpool waxa uu ku bilaabay guul 2-0 ah oo ay ka gaareen Ipswich, kuwaasoo haatan ku jira kaalinta 18-aad kaddib guul-darro culus oo 6-0 ah oo ay kala kulmeen Manchester City usbuucii hore.

Waqtiga Ciyaarta Liverpool vs Ipswich Town

  • Goobta: Liverpool, England.
  • Garoonka: Anfield
  • Taariikhda: Sabti, 25ka Janaayo
  • Waqtiga Ciyaarta: 06:00 PM
  • Garsooraha Dhexdhexaadinaya: Michael Salisbury
  • VAR: Paul Tierney
Wararka Kooxda Liverpool

Liverpool kama aysan ka badbaadin dhaawacyada kulankii Lille, iyadoo Curtis Jones uu ka baxay qeybta hore waxaana la xaqiijiyay inuu seegi doono kulanka toddobaadkan.

Diogo Jota ayaa sidoo kale ka maqnaan doona Ipswich, iyadoo tababare Slot uu sheegay inuu seegi doono toddobaadyo, halka Joe Gomez uu wali ku maqan yahay dhaawac muruqa.

Safka Liverpool ee La Filayo.

Liverpool Lineup-keeda (4-2-3-1): Alisson; Alexander-Arnold, Konate, Van Dijk, Robertson; Gravenberch, Mac Allister; Salah, Szoboszlai, Gakpo; Diaz.

Wararka Kooxda Ipswich Town

Julio Enciso ayaa shalay amaah ugu soo biiray Ipswich, wuxuuna ka qeyb qaadan karaa kulanka toddobaadkan, halka Jaden Philogene uu soo muuqday kulankii hore.

Ipswich waxay u baahan tahay taageero weerar, iyadoo Conor Chaplin iyo Sammie Szmodics aanay u safri doonin Merseyside, halka Chiedozie Ogbene uu seegi doono inta ka dhiman xilli ciyaareedka..

Safka Ipswich Town ee La Filayo.

Ipswich Town lineup-Keeda (5-4-1): Walton; Johnson, Godfrey, O’Shea, Burgess, Davis; Hutchinson, Morsy, Cajuste, Philogene; Delap.

Saadaasha Natiijada Kulanka Liverpool vs Ipswich Town

Kadib markii ay lix gool u dhigeen Manchester City, Ipswich waxay ka baqayaan booqashada Anfield, halkaas oo Liverpool ay hogaaminayaan goolasha horyaalka. Iyagoo ka maqnaan doona Jota, Liverpool ayaa wali leh weeraryahanno awood badan oo diyaar u ah inay ka faa’iidaystaan khaladaadka Ipswich.

In kasta oo Liverpool ay dhibaatooyin kala kulmaan difaacooda, awoodda weerarka ee kooxda ayaa ka dhigaysa inay si fudud ugu guuleystaan sabtida, iyagoo ka faa’iidaysanaya fursadaha ka dhasha khaladaadka Ipswich.

Saadaalinta Ciyaarta: Liverpool 5 – 0 Ipswich Town

Previous Post

City vs Chelsea: Falaqeynta, Saadaalinta iyo Shaxda La Filaayo

Next Post

Arsenal iyo Calafiori oo guul muhiim ah ka gaaray kooxda wolves

Cristiano Ronaldo Oo Saami Ka iibsaday Koox Spanish Ah.

Cristiano Ronaldo Oo Saami Ka iibsaday Koox Spanish Ah.

3 days ago

Ronaldo Oo Saami Ku Yeeshay Koox ka dhisay heerka labaad ee horyaalka Spain. Xiddiga caanka ah ee kubadda cagta, Cristiano...

Arsenal Gacanta Ku Dhigay Derby-ga London Sido Kalena Sare U Qaadday Cadaadiska Horyaalka Premier League

Arsenal Oo Diray Fariin Cad Tartamayaasha Kale Ee Horyaalka

1 week ago

Arsenal Gacanta Ku Dhigay Derby-ga London, Korna Qaadday Cadaadiska Horyaalka Premier League Arsenal ayaa caawa soo bandhigtay ciyaar awood leh...

Manchester United oo Hogaaminaya Saxiixa Gabriel Veneno

Manchester United oo Hogaaminaya Saxiixa Gabriel Veneno

1 week ago

Manchester United ayaa hore safka hore ugu jirto xiddiga da'da yar Gabriel Veneno Manchester United aya si weyn ugu dadaalaysa...

Maxaa Ka Soo Kordhay Kiiska Cunsuriyadeed ee Vinicius Junior?

Maxaa Ka Soo Kordhay Kiiska Cunsuriyadeed ee Vinicius Junior?

1 week ago

Vinicius Junior oo Ku Eedeeyay Benfica Ciyaaryahankeeda Cunsuriyad, UEFA Oo Baaritaan U Furaysa Kiiskaan Kiiska cunsuriyadeed ee la xiriira Vinicius Junior ayaa weli...

Man Utd Oo Diyaarinaya 20M Si Ay U Hesho Beddelka Diogo Dalot

1 week ago

Man United oo Ka Fiirsanaysa Saxiixa Ryerson si ay ugu badasho daafaca daalan ee Diogo Dalot Manchester United ayaa qorsheyneysa...

Top 10 Ballon d’Or 2025: Ousmane Dembélé Oo Ku Guuleystay.

5 months ago

Falanqayn dhammaystiran oo ku saabsan liiska 10-ka ciyaaryahan ee ugu sarreeya Ballon d’Or 2025. Ballon d’Or waa abaalmarin kubadda cagta...

Next Post
Wolves 0 - 1 Arsenal

Arsenal iyo Calafiori oo guul muhiim ah ka gaaray kooxda wolves

Liverpool oo ka awood sheegatay Ipswich iyagoo ku garaacay 4-1

Ciyaar Adag: City oo guul muhiim ka gaartay dhigeeda Chelsea

Arsenal iyo Real Madrid oo ku dagaalamaya Yarek Gasiorowski

Chelsea iyo Tabaraheeda oo ka doorbidaya Garnacho garab kale.

Banooni Sports - waa shabakad daabacda wararka ciyaaraha dalka iyo dibadda, hadafkeenu waa inaan noqono isha #1aad ee wararka kubbadda cagta ee Somalia.

Follow Us

  • About Us
  • Contact Us
  • Advertise
  • Privacy Policy

© 2026 Banooni Sports - All rights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Teams
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Leagues
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Cups
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya

© 2024 Banooni Sports - All rights reserved.