Monday, April 13, 2026
Banooni Sports
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Teams
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Leagues
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Cups
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya
No Result
View All Result
Banooni Sports
No Result
View All Result

Liverpool Ayaa Kaga Sara Martay Arsenal Saxiixa Alexandar Isak

by mohamedbaalos
February 19, 2025
Liverpool Ayaa Kaga Sara Martay Arsenal Saxiixa Alexandar Isak

Kooxda Liverpool ayaa ka horeysa Arsenal Saxiixa Isak iyagoo soo bandhigay heshiis is-dhaafsi.

Liverpool waxay si weyn u xiiseyneysaa weeraryahanka Newcastle, Alexandar Isak kasoo ah bartilmaameedka Arsenal. Liverpool waxay aragtaa Isak inuu yahay weeraryahan ku habboon nidaamka tababare Arne Slot.

Isak ayaa la sheegay inuu yahay ciyaaryahan muhiim u ah qorshayaasha kooxda Liverpool xagaaga. Arsenal ayaa sidoo kale xiiseyneysa Isak, inkastoo Liverpool ay hadda ka horeyso saxiixiisa weeraryahanka.

Wararka ayaa sheegaya in Newcastle ay sidoo kale ka fiirsaneyso Viktor Gyokeres, iyadoo ka walwalsan mustaqbalka Isak. Newcastle waxay leedahay welwel ku saabsan haddii ay ku guuleysan doonaan Champions League, taasoo saameyn ku yeelan karta Isak.

Haddii Newcastle aysan ka qaybgelin Champions League, waxaa la sheegay in kooxda ay diyaar u tahay inay iibiyaan Isak.

Liverpool oo tixgelinaysa in ay bixiso Nunez si loo helo Isak

Liverpool waxay si dhab ah u xiiseyneysaa saxiixa Isak xagaaga, sida uu sheegay khabiirka is-weydaarsiga David Ornstein. Football Insider ayaa sidoo kale sheegtay in Liverpool ay baari doonto siyaabo kala duwan oo lagu heli karo Isak.

Kooxda Liverpool waxay tixgelinaysaa inay ku darto Darwin Nunez heshiiska Isak, iyada oo tixgelinaysa xaaladiisa laacibkeeda kaso helin bandhigin wanaagsan ilaa iyo markii uu kuso biiray kooxda .

Inkastoo Nunez uu ku qaldamay kuso biirida Liverpool, haddana waxaa weli si weyn loogu qiimeeyaa weeraryahanka reer Uruguay. Milkiilayaasha Sacuudiga ee Al-nassr waxay si gaar ah u firinayeen Darwin Nunez, waxayna isku dayeen inay u soo saxiixdaan ka hor inta ay laso wareegin Jhon Duran.

Haddii Newcastle aysan ka qaybgelin Champions League, Nunez wuxuu noqon karaa xalka weeraryahan ee kooxda, iyadoo laga yaabo inuu ka tago Anfield uuna ku biiro Newcastle.

Isak iyo Nunez waxay noqdeen xulashooyin muhiim ah suuqyada soo socda, iyadoo Liverpool iyo Newcastle ay isha ku hayaan. Haddii Newcastle ay lumiso Isak, Nunez wuxuu noqon karaa ciyaaryahan badali kara weeraryahan kooda.

Wararku waxay muujinayaan in labada kooxood ay si dhab ah uga shaqeynayaan heshiisyo xagaaga si ay u helaan weeraryahano cusub.

Man City Oo Go’aan Ka Gaartay Mustaqbalka Foden Iyo Silva

Man City Oo Go’aan Ka Gaartay Mustaqbalka Foden Iyo Silva

1 month ago

Manchester City ayaa qaatay laba go’aan oo kala duwan oo ku saabsan mustaqbalka xiddigaha muhiimka ah Bernardo Silva iyo Phil...

Cristiano Ronaldo Oo Saami Ka iibsaday Koox Spanish Ah.

Cristiano Ronaldo Oo Saami Ka iibsaday Koox Spanish Ah.

2 months ago

Ronaldo Oo Saami Ku Yeeshay Koox ka dhisay heerka labaad ee horyaalka Spain. Xiddiga caanka ah ee kubadda cagta, Cristiano...

Arsenal Gacanta Ku Dhigay Derby-ga London Sido Kalena Sare U Qaadday Cadaadiska Horyaalka Premier League

Arsenal oo diray fariin cad tartamayaasha kale ee horyaalka

2 months ago

Arsenal Gacanta Ku Dhigay Derby-ga London, Korna Qaadday Cadaadiska Horyaalka Premier League Arsenal ayaa caawa soo bandhigtay ciyaar awood leh...

Manchester United oo Hogaaminaya Saxiixa Gabriel Veneno

Manchester United oo Hogaaminaya Saxiixa Gabriel Veneno

2 months ago

Manchester United ayaa hore safka hore ugu jirto xiddiga da'da yar Gabriel Veneno Manchester United aya si weyn ugu dadaalaysa...

Maxaa Ka Soo Kordhay Kiiska Cunsuriyadeed ee Vinicius Junior?

Maxaa Ka Soo Kordhay Kiiska Cunsuriyadeed ee Vinicius Junior?

2 months ago

Vinicius Junior oo Ku Eedeeyay Benfica Ciyaaryahankeeda Cunsuriyad, UEFA Oo Baaritaan U Furaysa Kiiskaan Kiiska cunsuriyadeed ee la xiriira Vinicius Junior ayaa weli...

Man Utd Oo Diyaarinaya 20M Si Ay U Hesho Beddelka Diogo Dalot

2 months ago

Man United oo Ka Fiirsanaysa Saxiixa Ryerson si ay ugu badasho daafaca daalan ee Diogo Dalot Manchester United ayaa qorsheyneysa...

Next Post
Saddex Kooxod Oo Raadinaya Saxiixa Victor Osimhen

Saddex Kooxod Oo Raadinaya Saxiixa Victor Osimhen

Barcelona Oo Go'aan Ka Gaartay Saxiixa Nico Williams

Barcelona Oo Go'aan Ka Gaartay Saxiixa Nico Williams

Barcelona oo Go'aan Ka Gaartay Da’yarka Lagu Qiimeeyay €30m.

Barcelona oo Go'aan Ka Gaartay Da’yarka Lagu Qiimeeyay €30m

Chelsea oo ka horeysa Arsenal saxiixa weeraryahanka Borussia.

Chelsea oo ka horeysa Arsenal saxiixa weeraryahanka Borussia.

Liam Delap oo si rasmi ah ugu biiray Chelsea

Liam Delap oo si rasmi ah ugu biiray Chelsea

Banooni Sports waa shabakad ciyaareed oo ku soo gudbiysa wararkii ugu dambeeyay ee kubadda cagta iyo wararka suuqa kala iibsiga. La soco wararka ciyaaraha cusub maalin kasta.

Follow Us On

  • About Us
  • Contact Us
  • Advertise
  • Privacy & Policy

© 2026 Banooni Sports - All rights reserved

No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Teams
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Leagues
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Cups
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya

© 2026 Banooni Sports - All rights reserved.