Sunday, April 19, 2026
Banooni Sports
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Teams
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Leagues
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Cups
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya
No Result
View All Result
Banooni Sports
No Result
View All Result

Barcelona Oo Go’aan Ka Gaartay Saxiixa Nico Williams

by mohamedbaalos
February 20, 2025
Barcelona Oo Go'aan Ka Gaartay Saxiixa Nico Williams

Kooxda Barcelona ayaa si rasmi ah u go’aansatay inaysan la saxiixan ciyaaryahanka Athletic Club ee Nico Williams.

Nico Williams waa ciyaaryahan dhallinyaro ah oo si weyn u soo shaac baxay xilli ciyaareedka 2023/24 kasoo Barcelona xiisaynaysay. Williams wuxuu dhaliyay 27 gool iyo caawin iskugu jira sido kale wuxuu kaalin muhiim ah ka qaatay Euro 2024, isagoo dhaliyay goolka furitaanka ee Spain ee finalka ay ka qaaday Ingiriiska.

Xawligiisa, xirfaddiisa gambiska iyo hal-abuurkiisa garabka bidix waxay ka dhigeen xulasho wanaagsan oo ku habboon kooxda Barcelona. Waxa uu bandhig cajiib ah ka sameeyay Athletic Club iyo xulka qaranka Spain, taasoo sare u qaaday sumcaddiisa markii uu ku guuleystay Euro-gii.

Xagaagii hore, Barcelona waxay si dhab ah u baartay suurtagalnimada saxiixiisa, laakiin doorasho kale ayay go’aansatay. Sababo dhaqaale iyo mudnaanta saxiixyo kale ayaa keentay in kooxdu ay doorato Dani Olmo halkii ay ka qaadan lahayd Williams. Agaasimaha ciyaaraha Deco ayaa xusay in Olmo uu leeyahay karti badan oo kala duwan taasoo muhiim u ahayd kooxda.

Sababta Barcelona Uga Hadhay Saxiixa Nico Williams

Inkasta oo uu yahay ciyaaryahan tayo leh, bandhiggiisa aan joogtada ahayn xilli ciyaareedkan ayaa walaac gelisay maamulka Barcelona. Kooxdu waxay rabtaa inay la saxiixato beddelkiisa waxa ayna diiradda saaraysa xiddigaha Luis Díaz iyo Rafael Leão.

Luis Díaz iyo Rafael Leão waa ciyaartoy khibrad leh oo kooxda reer Spasi degdeg ah uga caawin kara guulaha. Arrimaha dhaqaale ayaa sidoo kale saameyn ku yeeshay go’aanka kooxda, maadaama Williams lagu jabin karo €50 milyan. Kooxdu waxay rabtaa inay maalgeliso boosaska kale sida khadka dhexe iyo difaaca si loo xoojiyo kooxda.

Maxaa Xiga Ee Ay Samayn Doonaan Barcelona?

Barcelona waxay si taxaddar leh u qiimeyn doontaa saxiixyada kale ee suuragalka ah si ay kooxda uga dhigto mid tartanta. Kadib markii ay ka hareen saxiixa Williams, Barcelona waxay doonaysaa inay hesho xiddigo karti sare leh.

Blaugrana ayaa sidoo kale eegaysa weeraryahano kale oo lambarka sagaalaad ah si ay horey uga xoojiso safkeeda weerarka. Robert Lewandowski wuxuu gaari doonaa da’da 37 bishii Agoosto, ayaa keentay baahi weyn oo loogu qabo beddelkiisa.

Jonathan David, oo noqon doona xiddig xor ah dhawaan, ayaa kamid ah xulashooyinka ay Barcelona tixgelinayso. Sidoo kale, Viktor Gyökeres iyo Alexander Isak, oo kooxahooda ay ku qiimeeyeen €100 milyan midkiiba, ayaa bartilmaameedyo kale ah.

Man City Oo Go’aan Ka Gaartay Mustaqbalka Foden Iyo Silva

Man City Oo Go’aan Ka Gaartay Mustaqbalka Foden Iyo Silva

1 month ago

Manchester City ayaa qaatay laba go’aan oo kala duwan oo ku saabsan mustaqbalka xiddigaha muhiimka ah Bernardo Silva iyo Phil...

Cristiano Ronaldo Oo Saami Ka iibsaday Koox Spanish Ah.

Cristiano Ronaldo Oo Saami Ka iibsaday Koox Spanish Ah.

2 months ago

Ronaldo Oo Saami Ku Yeeshay Koox ka dhisay heerka labaad ee horyaalka Spain. Xiddiga caanka ah ee kubadda cagta, Cristiano...

Arsenal Gacanta Ku Dhigay Derby-ga London Sido Kalena Sare U Qaadday Cadaadiska Horyaalka Premier League

Arsenal oo diray fariin cad tartamayaasha kale ee horyaalka

2 months ago

Arsenal Gacanta Ku Dhigay Derby-ga London, Korna Qaadday Cadaadiska Horyaalka Premier League Arsenal ayaa caawa soo bandhigtay ciyaar awood leh...

Manchester United oo Hogaaminaya Saxiixa Gabriel Veneno

Manchester United oo Hogaaminaya Saxiixa Gabriel Veneno

2 months ago

Manchester United ayaa hore safka hore ugu jirto xiddiga da'da yar Gabriel Veneno Manchester United aya si weyn ugu dadaalaysa...

Maxaa Ka Soo Kordhay Kiiska Cunsuriyadeed ee Vinicius Junior?

Maxaa Ka Soo Kordhay Kiiska Cunsuriyadeed ee Vinicius Junior?

2 months ago

Vinicius Junior oo Ku Eedeeyay Benfica Ciyaaryahankeeda Cunsuriyad, UEFA Oo Baaritaan U Furaysa Kiiskaan Kiiska cunsuriyadeed ee la xiriira Vinicius Junior ayaa weli...

Man Utd Oo Diyaarinaya 20M Si Ay U Hesho Beddelka Diogo Dalot

2 months ago

Man United oo Ka Fiirsanaysa Saxiixa Ryerson si ay ugu badasho daafaca daalan ee Diogo Dalot Manchester United ayaa qorsheyneysa...

Next Post
Barcelona oo Go'aan Ka Gaartay Da’yarka Lagu Qiimeeyay €30m.

Barcelona oo Go'aan Ka Gaartay Da’yarka Lagu Qiimeeyay €30m

Chelsea oo ka horeysa Arsenal saxiixa weeraryahanka Borussia.

Chelsea oo ka horeysa Arsenal saxiixa weeraryahanka Borussia.

Liam Delap oo si rasmi ah ugu biiray Chelsea

Liam Delap oo si rasmi ah ugu biiray Chelsea

Rasmi : Manchester United oo fasaxday 9 ciyaaryahan si xur ah.

Manchester United oo fasaxday 9 ciyaaryahan si xur ah.

Agaasimaha Arsenal oo Portugal u tagay saxiixa Gyökeres.

Agaasimaha Arsenal oo Portugal u tagay saxiixa Gyökeres

Banooni Sports waa shabakad ciyaareed oo ku soo gudbiysa wararkii ugu dambeeyay ee kubadda cagta iyo wararka suuqa kala iibsiga. La soco wararka ciyaaraha cusub maalin kasta.

Follow Us On

  • About Us
  • Contact Us
  • Advertise
  • Privacy & Policy

© 2026 Banooni Sports - All rights reserved

No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Teams
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Leagues
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Cups
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya

© 2026 Banooni Sports - All rights reserved.