BanooniSports
Thursday, January 15, 2026
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Kooxaha
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Horyaalada
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Kobabka
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya
No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Kooxaha
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Horyaalada
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Kobabka
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya
No Result
View All Result
BanooniSports
No Result
View All Result

Barcelona oo Go’aan Ka Gaartay Da’yarka Lagu Qiimeeyay €30m

by mohamedbaalos
March 1, 2025
0
Barcelona oo Go'aan Ka Gaartay Da’yarka Lagu Qiimeeyay €30m.

Waqtiga Vitor Roque ee La Liga ayaa dhammaanaya, maadaama Barcelona ay ogolaatay inay iibiso.

Vitor Roque waqtigiisa La Liga ayaa dhammaanaya, maadaama Barcelona ay ogolaatay inay iibiso, inkastoo ay cadaadis kala kulmeen La Liga. Warbaahinta Catalan ayaa hadda sheegaysa in Vitor Roque uu ku biiri doono Palmeiras, iyadoo heshiiska uu gaarayo €25m iyo €5m gunno.

Barcelona waxay heli doontaa 20% haddii Palmeiras ay iibiso Roque, taasoo ka caawinaysa inay yareeyaan khasaaraha ay la kulmeen. Weeraryahanka da’da yar ee reer Brazil wuxuu yimid Barcelona Janaayo 2024, balse waayihiisa Yurub wuxuu dhammaanayaa hal sano gudihiis.

Arrintani ma ahan mid muujinaysa tayada Roque, balse waxay la xiriirtaa xaaladda dhaqaale ee Barcelona iyo go’aannadooda maaliyadeed. Roque wuxuu amaah ugu ciyaaray Real Betis xilli-ciyaareedkan, halkaas oo uu bandhig fiican sameeyay.

Sheekada Vitor Roque

Kadib markii ay weyday Endrick, Barcelona waxay dedejisay saxiixa Roque, iyagoo heshiis la gaaray xagaagii 2023. Roque wuxuu ahaa weeraryahan xooggan oo goolal dhalin kara, wuxuuna u muuqday beddel fiican oo Lewandowski wax ka baran kara.

Wuxuu ahaa beddel faa’iido leh, isagoo laba gool dhaliyay laba kulan gudahood, balse nasiib-darro ayaa so wajahay fursadihiisa. Lewandowski oo dareemay tartan, wuxuu sare u qaaday qaab-ciyaarihiisa, taasoo keentay in Xavi uusan boos siinin Roque.

Amaahda Betis waxay u muuqatay mid ka caawinaysa Roque inuu la qabsado Yurub, isagoo dhaliyay 7 gool qeybtii hore ee xilli-ciyaareedka. Si kastaba ha ahaatee, Barcelona waxay dooneysay inay hagaajiso dhaqaalaheeda, sidaas darteed waxay ogolaatay dalabka Palmeiras.

Lacagta €25m ah waxay la mid tahay inta ay Barcelona ka bixinaysay oo ah qiimihiisa €30m, taasoo deynta ka yareynaysa. Joan Laporta wuxuu maamulkiisa ku caan baxay hagaajinta arrimaha dhaqaale, balse kiiskan waxay u muuqataa khalad ay iyagu sameeyeen marka ay laso waregeen Roque.

Kooxda Blaugrana waxay aheyd inay Roque ay u ogalaato inuu sii joogo Brazil si uu u horumaro, halkii ay si deg-deg ah u iibin lahaayeen. Waa hoos u dhac weyn oo ku yimid Roque, balse isagoo 19 jir ah, wuxuu weli heystaa waqti badan oo uu soo kabsado.

Nasiib wanaag, Palmeiras waxay ka qeyb gali doontaa Koobka Adduunka ee FIFA, halka Barcelona aysan u qalmin tartanka. Taas macnaheedu waa, Roque wuxuu heli doonaa fursad uu hormarkiisa hor ugu qaado isla markaana jawaabsiiyo Barcelona.

Previous Post

Barcelona Oo Go’aan Ka Gaartay Saxiixa Nico Williams

Next Post

Chelsea oo ka horeysa Arsenal saxiixa weeraryahanka Borussia.

Wararkii Ugu danbeyay

Top 10 Ballon d’Or 2025: Ousmane Dembélé Oo Ku Guuleystay.

4 months ago

Falanqayn dhammaystiran oo ku saabsan liiska 10-ka ciyaaryahan ee ugu sarreeya Ballon d’Or 2025. Ballon d’Or waa abaalmarin kubadda cagta...

Yaa Ku Guuleysan Kara Ballon d’Or 2025? Falaqeyn iyo Aragtiyo

4 months ago

Murashaxiinta ugu cadcad jaa'izada Ballon d’Or 2025 iyo Saameynta ay ku yeesheen kooxahooda xilli-ciyaareedkan 2025. Ballon d’Or waa abaalmarinta ugu...

Arsenal vs Manchester City: Horudhaca Iyo Saadaasha Kulanka

4 months ago

Arsenal iyo Manchester City ayaa maanta galabta ku wada ciyaaraya kulan weyn oo Premier League ah oo ka dhacaya waqooyiga...

Kulan Xiiso Leh oo dhexmaraya Manchester United iyo Chelsea

4 months ago

Manchester United vs Chelsea: Hordhac, Xaaladda Kooxaha, Dhaawacyada, Ciyaartoyda La Filayo, Qiimeyn Guud ee Kulanka. Kulanka Premier League ee Old...

Hordhac kulanka Liverpool iyo Everton ee Meryside Derby

4 months ago

Merseyside Derby: Safafka La Filayo iyo Falanqaynta Kulanka u dhaxeeyo kooxaha kaso jeeda gobalka Liverpool. Hordhac Kulanka Liverpool iyo Everton...

Next Post
Chelsea oo ka horeysa Arsenal saxiixa weeraryahanka Borussia.

Chelsea oo ka horeysa Arsenal saxiixa weeraryahanka Borussia.

Liam Delap oo si rasmi ah ugu biiray Chelsea

Liam Delap oo si rasmi ah ugu biiray Chelsea

Rasmi : Manchester United oo fasaxday 9 ciyaaryahan si xur ah.

Manchester United oo fasaxday 9 ciyaaryahan si xur ah.

Agaasimaha Arsenal oo Portugal u tagay saxiixa Gyökeres.

Agaasimaha Arsenal oo Portugal u tagay saxiixa Gyökeres

Marc Guéhi & Liverpool: Heshiis Weyn oo Dhici Kara.

Banoonisportslogo

Banooni Sports - waa shabakada Ciyaareed oo daabacda wararka ciyaaraha dalka iyo dibadda, hadafkeenu waa aan u noqono isha 1aad ee wararka kubbadda cagta ee Somalia.

Follow Us

  • About Us
  • Contact Us
  • Advertise
  • Privacy Policy

© 2024 Banooni Sports - All rights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Kooxaha
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Horyaalada
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Kobabka
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya

© 2024 Banooni Sports - All rights reserved.