Banoonisports
Sunday, March 1, 2026
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Teams
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Leagues
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Cups
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya
No Result
View All Result
Banoonisports
No Result
View All Result

Manchester United oo fasaxday 9 ciyaaryahan si xur ah.

by mohamedbaalos
July 1, 2025
0
Rasmi : Manchester United oo fasaxday 9 ciyaaryahan si xur ah.

Manchester United ayaa si rasmi ah u fasaxday 9 ciyaartoy kadib markii uu dhamaaday heshiiskooda.

Manchester United ayaa si rasmi ah u shaacisay liiska ciyaartoyda laga saaray kooxda kadib markii ay dhamaadeen heshiisyadooda 30-ka Juun, taasoo calaamad u ah dhamaadka xilli ciyaareedka cusub.

Kooxda Red Devils ayaa 2024-25 fasaxday 8 ciyaaryahan, kuwaas oo qaarkood caan ka ahaayeen Old Trafford. Waxaa ka mid ah Christian Eriksen, Victor Lindelof iyo Jonny Evans.

Christian Eriksen iyo Lindelof oo la fasaxay

Christian Eriksen, 33 jirka reer Denmark, ayaa ahaa magacii ugu weynaa ee si xor ah loo sii daayay. Wuxuu ku biiray United xagaagii 2022 isagoo ka yimid Brentford. Intii uu joogay wuxuu kula guuleystay kooxda FA Cup iyo Carabao Cup, isagoo ciyaaray xilli ciyaareedyo muhiim ah.

Sidoo kale, daafaca reer Sweden ee Victor Lindelof ayaa la fasaxay kadib siddeed sano oo uu kooxda ka tirsanaa. 30 jirkan ayaa fursad yar helay labadii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyay. Wuxuu u saftay ku dhawaad 300 kulan, isagoo la qaaday koobab la mid ah kuwa Eriksen.

Jonny Evans oo ciyaaraha ka fariistay

Jonny Evans, 37 jir, ayaa go’aansaday inuu ka fariisto ciyaaraha kubadda cagta. Wuxuu ahaa markiisii labaad ee uu kooxda ku soo laabtay sanadkii 2023 isagoo ahaa badbaado deg deg ah. Labadiisii waqti ee United wuxuu u saftay 241 kulan, wuxuuna ku guuleystay koobab badan.

Ciyaartoyda kale ee laga saaray kooxda waxaa ka mid ah: Hubert Graczyk, Jack Kingdon, Sam Murray, Tom Myles, James Nolan iyo Tom Wooster – dhamaantood ciyaaryahano da’yar ah oo aan saameyn weyn ku lahayn kooxda koowaad.

Goolhayaha Tom Heaton ayaa la filayay inuu isna baxo, balse wuxuu saxiixay hal sano oo dheeraad ah si uu ugu sii nagaado kooxda.

Manchester United ayaa ku jirta marxalad dib u dhis ah kadib xilli ciyaareedkii ugu xumaa muddo 50 sano ah, iyadoo kaalinta 15-aad kaga dhammaatay horyaalka Premier League oo aan wax koob ah qaadin.

Guji Halkan Si Aad U Akhrisato Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Manchester United

Previous Post

Liam Delap oo si rasmi ah ugu biiray Chelsea

Next Post

Agaasimaha Arsenal oo Portugal u tagay saxiixa Gyökeres

Cristiano Ronaldo Oo Saami Ka iibsaday Koox Spanish Ah.

Cristiano Ronaldo Oo Saami Ka iibsaday Koox Spanish Ah.

3 days ago

Ronaldo Oo Saami Ku Yeeshay Koox ka dhisay heerka labaad ee horyaalka Spain. Xiddiga caanka ah ee kubadda cagta, Cristiano...

Arsenal Gacanta Ku Dhigay Derby-ga London Sido Kalena Sare U Qaadday Cadaadiska Horyaalka Premier League

Arsenal Oo Diray Fariin Cad Tartamayaasha Kale Ee Horyaalka

1 week ago

Arsenal Gacanta Ku Dhigay Derby-ga London, Korna Qaadday Cadaadiska Horyaalka Premier League Arsenal ayaa caawa soo bandhigtay ciyaar awood leh...

Manchester United oo Hogaaminaya Saxiixa Gabriel Veneno

Manchester United oo Hogaaminaya Saxiixa Gabriel Veneno

1 week ago

Manchester United ayaa hore safka hore ugu jirto xiddiga da'da yar Gabriel Veneno Manchester United aya si weyn ugu dadaalaysa...

Maxaa Ka Soo Kordhay Kiiska Cunsuriyadeed ee Vinicius Junior?

Maxaa Ka Soo Kordhay Kiiska Cunsuriyadeed ee Vinicius Junior?

1 week ago

Vinicius Junior oo Ku Eedeeyay Benfica Ciyaaryahankeeda Cunsuriyad, UEFA Oo Baaritaan U Furaysa Kiiskaan Kiiska cunsuriyadeed ee la xiriira Vinicius Junior ayaa weli...

Man Utd Oo Diyaarinaya 20M Si Ay U Hesho Beddelka Diogo Dalot

1 week ago

Man United oo Ka Fiirsanaysa Saxiixa Ryerson si ay ugu badasho daafaca daalan ee Diogo Dalot Manchester United ayaa qorsheyneysa...

Top 10 Ballon d’Or 2025: Ousmane Dembélé Oo Ku Guuleystay.

5 months ago

Falanqayn dhammaystiran oo ku saabsan liiska 10-ka ciyaaryahan ee ugu sarreeya Ballon d’Or 2025. Ballon d’Or waa abaalmarin kubadda cagta...

Next Post
Agaasimaha Arsenal oo Portugal u tagay saxiixa Gyökeres.

Agaasimaha Arsenal oo Portugal u tagay saxiixa Gyökeres

Marc Guéhi & Liverpool: Heshiis Weyn oo Dhici Kara.

Hordhac kulanka Liverpool iyo Everton ee Meryside Derby

Kulan Xiiso Leh oo dhexmaraya Manchester United iyo Chelsea

Arsenal vs Manchester City: Horudhaca Iyo Saadaasha Kulanka

Banooni Sports - waa shabakad daabacda wararka ciyaaraha dalka iyo dibadda, hadafkeenu waa inaan noqono isha #1aad ee wararka kubbadda cagta ee Somalia.

Follow Us

  • About Us
  • Contact Us
  • Advertise
  • Privacy Policy

© 2026 Banooni Sports - All rights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Teams
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Leagues
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Cups
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya

© 2024 Banooni Sports - All rights reserved.