BanooniSports
Thursday, January 15, 2026
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Kooxaha
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Horyaalada
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Kobabka
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya
No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Kooxaha
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Horyaalada
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Kobabka
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya
No Result
View All Result
BanooniSports
No Result
View All Result

Fabrizio Romano ayaa sheegay in Manchester United ay doonayso xiddiga Benfica.

by mohamedbaalos
January 23, 2025
0
  • Manchester United oo heshay xidigii ay waayo badan baadi goobi jirtay
  • Fabrizio Romano ayaa sheegay in Manchester United ay doonayso xiddiga dambeedka bidix ee Benfica

Fabrizio Romano ayaa sheegay in United ay bishaan raadin doonto dambeed bidix oo daafac ah, iyadoo liiska ugu jiro xiddiga Benfica Alvaro Carreras.

Tababaraha ayaa si xun ku bilowday waayihiisa tababaranimo ee United, suuqa January waa wakhti muhiim ah tababaraha si oo ugu xoojiyo kooxdiisa ka hor qaybta dambe ee xilli ciyaareedka.

Dhaawacyada Tyrell Malacia iyo Luke Shaw ayaa ku adkeeyey tababaraha shaxdiisa inu adeegsado saxda ah kasoo ah nidaamka garbaha duula, kaasoo guulo waaweyn ka gaaray waayihiisii uu la joogay Sporting Lisbon.

Mid ka mid ah ciyaartoyga ay United ay leedahay qiimaha lagu burburin karo si ay dib ugu so ceshato waa dambeedka bidix ee Carreras, kaasoo ku soo baxay akadeemigeeda isla markaana u wareegay Benfica xilli ciyaareedkan bilowgiisii.

Waxa uu sameeyay hal caawin waxana uu dhinaca bidix ka abuuray fursado kale oo tayo sare leh ciyaartii ​​xamaasada laheyd ee dhaxmartay Benfica iyo Barcelona kulankii xiisaha lahaa kaas oo ku soo idlaaday 5–4 ee haben hore.

Wariyaha reer talyaani y ayaa ka dhawaajiyay war wanaagsan waxaa uuna sheegay inay talaabo fiican qaadi doonta inta lagu guda jiro usbuuca soo socda isagoo xaqiijinaya xogtii ugu dambeysay ee ku saabsan raadinta saxiixa daafaca.

‘Red Devils waxa ay la soo saxiixan doontaa LWB cusub, shaki kuma jiro inay u weecan doonto laacibka ay Buy Clause uu kala dhaxeeyo, ka dib markii laga soo diiday dalabkii Patrick Dorgu  kaasoo ku qiimasay €27m’.

21 jirka reer Spain ayaa saddex sano ku soo ciyaaray akadeemiyada Real Madrid ka hor inta uu ku biirin Academy-yada United.

Ciyaaryahanka waxa uu leeyahay xirfado farsamo oo aad u fiican kaas oo gacan ka geysan doona in uu sare u qaadida nidaamka uu haatan ku shaqeeyo Amorim.

Previous Post

Arsenal oo soo iibsaneyso 70 milyan laha bisha Janaayo

Next Post

Chelsea ayaa isku diyaarinaysa in ay dalab ka gudbiso Garnacho

Wararkii Ugu danbeyay

Top 10 Ballon d’Or 2025: Ousmane Dembélé Oo Ku Guuleystay.

4 months ago

Falanqayn dhammaystiran oo ku saabsan liiska 10-ka ciyaaryahan ee ugu sarreeya Ballon d’Or 2025. Ballon d’Or waa abaalmarin kubadda cagta...

Yaa Ku Guuleysan Kara Ballon d’Or 2025? Falaqeyn iyo Aragtiyo

4 months ago

Murashaxiinta ugu cadcad jaa'izada Ballon d’Or 2025 iyo Saameynta ay ku yeesheen kooxahooda xilli-ciyaareedkan 2025. Ballon d’Or waa abaalmarinta ugu...

Arsenal vs Manchester City: Horudhaca Iyo Saadaasha Kulanka

4 months ago

Arsenal iyo Manchester City ayaa maanta galabta ku wada ciyaaraya kulan weyn oo Premier League ah oo ka dhacaya waqooyiga...

Kulan Xiiso Leh oo dhexmaraya Manchester United iyo Chelsea

4 months ago

Manchester United vs Chelsea: Hordhac, Xaaladda Kooxaha, Dhaawacyada, Ciyaartoyda La Filayo, Qiimeyn Guud ee Kulanka. Kulanka Premier League ee Old...

Hordhac kulanka Liverpool iyo Everton ee Meryside Derby

4 months ago

Merseyside Derby: Safafka La Filayo iyo Falanqaynta Kulanka u dhaxeeyo kooxaha kaso jeeda gobalka Liverpool. Hordhac Kulanka Liverpool iyo Everton...

Next Post

Chelsea ayaa isku diyaarinaysa in ay dalab ka gudbiso Garnacho

Miyuu Arnold ka tagayaa Liverpool kuna biirayaa Real Madrid?

Wolves vs Arsenal: Falaqeynta, Saadaalinta iyo Shaxda La Filaayo

City vs Chelsea: Falaqeynta, Saadaalinta iyo Shaxda La Filaayo

Liverpool vs Ipswich Town: Reds oo si xoojisanayso hoggaankeeda

Banoonisportslogo

Banooni Sports - waa shabakada Ciyaareed oo daabacda wararka ciyaaraha dalka iyo dibadda, hadafkeenu waa aan u noqono isha 1aad ee wararka kubbadda cagta ee Somalia.

Follow Us

  • About Us
  • Contact Us
  • Advertise
  • Privacy Policy

© 2024 Banooni Sports - All rights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Kooxaha
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Horyaalada
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Kobabka
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya

© 2024 Banooni Sports - All rights reserved.