Banoonisports
Sunday, March 1, 2026
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Teams
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Leagues
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Cups
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya
No Result
View All Result
Banoonisports
No Result
View All Result

Chelsea oo ka horeysa Arsenal saxiixa weeraryahanka Borussia.

by mohamedbaalos
March 1, 2025
0
Chelsea oo ka horeysa Arsenal saxiixa weeraryahanka Borussia.

Chelsea oo kaga horeyso Arsenal weeraryahanka Borussia Dortmund kasoo qorshihiisa yahay inuu baxo xilli ciyaareedka so socda.

Labada kooxood ee Chelsea iyo Arsenal waxay xiisaynayaan xiddigo weerarka ka ciyaara xagaagan so socda, maadaama aysan ku qanacsaneyn xulashadooda hadda. Waxaa la sheegay in labada kooxood ay isku mid ka yihiin xiddigaha ay doonayaan inay soo xir galiyaan.

Mid ka mid ah ciyaartoyda ay labada kooxood xiiseynayaan waa Karim Adeyemi, oo la sheegay inuu doonayo inuu u dhaqaaqo Premier League. Adeyemi ayaa dhowaan bedelay wakiiladiisa si uu ugu fududeeyo ka tagista Dortmund, taasoo muujinaysa xiisaha uu u qabo Premier League.

Ciyaaryahanka 23 jirka ah wuxuu leeyahay laba sano oo ka harsan heshiiskiisa dhamaadka xilli ciyaareedkan, CaughtOffside ayaa sheegtay. Dortmund ayaa diyaar u ah inay iibiyaan Adeyemi qiimo ku dhow €45 milyan.

Chelsea ayaa la sheegay inay doonaysay inay la so saxiixato Adeyemi bishii Janaayo, laakiin ciyaartoygu wuxuu doorbiday inuu dhammeeyo xilli ciyaareedkan. Waxaa intaas dheer, wuxuu doonayay inuu xoojiyo caafimaadkiisa kadib markii uu maqnaa in ka badan laba bilood.

Si kastaba ha ahaatee, kooxda Enzo Maresca ayaa ah kuwa hogaaminaya tartanka Adeyemi, waxaana sidoo kale Arsenal ay xiiseyneysaa. Liverpool ayaa sidoo kale u tartami karta haddii Mohamed Salah uusan heshiis cusub u saxiixin Anfield.

Chelsea ayaa u badan inay Arsenal kaga hor marto saxiixa Adeyemi

Adeyemi ayaa ku biiray Dortmund 2022 lacag dhan €30m, laakiin weeraryahanku ma helin boos joogto ah. Natiijo ahaan, waxqabadkiisa ayaa mararka qaar noqday mid niyad jab leh oo aan wanaagsaneyn.

Dortmund ayaa weli si weyn u qiimeynaysa ciyaartoygan, waxayna diyaar u tahay inay iibiso haddii qiimaha saxda ah la bixiyo. Chelsea ayaa qorsheyneysa inay ku soo laabato xiisaha Adeyemi xagaagan, iyaga oo rajeynaya inay hesho heshiis wanaagsan.

Arsenal ayaa arki karta fursad muhiim ah oo ay Adeyemi kaga heli karto xulashada weerarka iyo dadaalkooda suuqa. Arsenal waxay u baahan tahay inay kordhiso xulashada weerarka, iyadoo Premier League ay tahay meel ugu macquulsan Adeyemi.

Previous Post

Barcelona oo Go’aan Ka Gaartay Da’yarka Lagu Qiimeeyay €30m

Next Post

Liam Delap oo si rasmi ah ugu biiray Chelsea

Cristiano Ronaldo Oo Saami Ka iibsaday Koox Spanish Ah.

Cristiano Ronaldo Oo Saami Ka iibsaday Koox Spanish Ah.

3 days ago

Ronaldo Oo Saami Ku Yeeshay Koox ka dhisay heerka labaad ee horyaalka Spain. Xiddiga caanka ah ee kubadda cagta, Cristiano...

Arsenal Gacanta Ku Dhigay Derby-ga London Sido Kalena Sare U Qaadday Cadaadiska Horyaalka Premier League

Arsenal Oo Diray Fariin Cad Tartamayaasha Kale Ee Horyaalka

1 week ago

Arsenal Gacanta Ku Dhigay Derby-ga London, Korna Qaadday Cadaadiska Horyaalka Premier League Arsenal ayaa caawa soo bandhigtay ciyaar awood leh...

Manchester United oo Hogaaminaya Saxiixa Gabriel Veneno

Manchester United oo Hogaaminaya Saxiixa Gabriel Veneno

1 week ago

Manchester United ayaa hore safka hore ugu jirto xiddiga da'da yar Gabriel Veneno Manchester United aya si weyn ugu dadaalaysa...

Maxaa Ka Soo Kordhay Kiiska Cunsuriyadeed ee Vinicius Junior?

Maxaa Ka Soo Kordhay Kiiska Cunsuriyadeed ee Vinicius Junior?

1 week ago

Vinicius Junior oo Ku Eedeeyay Benfica Ciyaaryahankeeda Cunsuriyad, UEFA Oo Baaritaan U Furaysa Kiiskaan Kiiska cunsuriyadeed ee la xiriira Vinicius Junior ayaa weli...

Man Utd Oo Diyaarinaya 20M Si Ay U Hesho Beddelka Diogo Dalot

1 week ago

Man United oo Ka Fiirsanaysa Saxiixa Ryerson si ay ugu badasho daafaca daalan ee Diogo Dalot Manchester United ayaa qorsheyneysa...

Top 10 Ballon d’Or 2025: Ousmane Dembélé Oo Ku Guuleystay.

5 months ago

Falanqayn dhammaystiran oo ku saabsan liiska 10-ka ciyaaryahan ee ugu sarreeya Ballon d’Or 2025. Ballon d’Or waa abaalmarin kubadda cagta...

Next Post
Liam Delap oo si rasmi ah ugu biiray Chelsea

Liam Delap oo si rasmi ah ugu biiray Chelsea

Rasmi : Manchester United oo fasaxday 9 ciyaaryahan si xur ah.

Manchester United oo fasaxday 9 ciyaaryahan si xur ah.

Agaasimaha Arsenal oo Portugal u tagay saxiixa Gyökeres.

Agaasimaha Arsenal oo Portugal u tagay saxiixa Gyökeres

Marc Guéhi & Liverpool: Heshiis Weyn oo Dhici Kara.

Hordhac kulanka Liverpool iyo Everton ee Meryside Derby

Banooni Sports - waa shabakad daabacda wararka ciyaaraha dalka iyo dibadda, hadafkeenu waa inaan noqono isha #1aad ee wararka kubbadda cagta ee Somalia.

Follow Us

  • About Us
  • Contact Us
  • Advertise
  • Privacy Policy

© 2026 Banooni Sports - All rights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Teams
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Leagues
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Cups
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya

© 2024 Banooni Sports - All rights reserved.