BanooniSports
No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Kooxaha
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Horyaalada
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Kobabka
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Kooxaha
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Horyaalada
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Kobabka
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya
No Result
View All Result
BanooniSports
No Result
View All Result

Arsenal Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaartay Kooxda Leicester City

by mohamedbaalos
February 15, 2025
0 0
Arsenal Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaartay Kooxda Leicester City

Arsenal oo Sii Wadanaysa Rajada Horyaalka Iyadoo Labo Gool Uu Dhaliyey Mikel Marino Kaga Heshay Guul Muhiim ah Leicester.

Arsenal ayaa si awood leh ugu guuleysatay 2-0 Leicester City garoonka King Power Stadium, iyadoo goolasha guusha uu dhaliyay Mikel Merino waqtiyadii ugu dambeyay markii uu beddel kuso galay ciyaarta.

Kooxda Mikel Arteta waxay muujisay xakamaynta ciyaarta, iyagoo si fiican u daahfuray weerar culus oo Leicester ka dhigtay mid aan jawaab u helin. Guushan waxay muhiimad weyn u leedahay kooxda Arsenal, taasoo sare u qaadaysa rajooyinkooda xagga horyaalka Premier League.

Qaybta Hore: Xaalada Xiran iyo Fursadaha La Lumiyey

Qaybta hore waxay ahayd ciyaarta mid adag, iyadoo labada kooxood ay ku dhibtoonayeen inay abuuraan fursado cad-cad oo gool loo badali karo. Arsenal, inkastoo ay haysatay kubadda inta badan, waxay ku adkayd inay jabiso difaaca Leicester ee si wanaagsan loo habeeyey.

Leicester, oo ku jira xaalada hoos u dhac, ayaa u muuqatay inay si raaxo leh u qaadato cadaadiska isla markaana raadinayso fursado weerar celis ah. Wilfred Ndidi ayaa helay fursad muuqata oo Leicester u hoggaamin laheyd, laakiin waxa uu mariyey banaanka, taasoo sababtay in ciyaartu noqoto 0-0 qeybtii hore.

Qaybta Labaad: Isbedelada Taktikada iyo Goolalka

Qaybta labaad, Arsenal ayaa kordhisay cadaadiska weerarka, iyadoo 17-jir Ethan Nwaneri uu noqday caqabad ku wajahan kooxda Leicester City. Inkastoo uu laba jeer isku dayeyinuu gool dhaliyo, Gunners-ka waxay ku guuleysan waayeen inay shabaqa taabtaan.

  • Akhriso Wararka Arsenal

69-dii daqiiqo, macallinka Mikel Arteta wuxuu sameeyey isbedel muhiim ah oo tactically ah, isagoo badal ku keenay Mikel Merino oo ka ciyaarsiyey weerarka, taas oo ku qasbeysay dhaawacyada xiddigo muhiim ah.

Beddelkan ayaa noqday mid sax ah. 81-dii daqiiqo, Nwaneri ayaa si sax ah ugu soo diray kubad Merino oo madax u dhaliyay goolkii hore. Keliya lix daqiiqo ka dib, Merino ayaa goolka labaad dhaliyay, isagoo ka faa’iidaystay baas uu ka helay Riccardo Calafiori si uu ugu xiro guusha.

Muuqaalada Muhiimka ah

Dhibaatada Ethan Nwaneri: Weeraryahanka yar ee garabka ka ciyaara ayaa ahaa mid muhiim ah, isagoo bixiyay caawinta goolka ugu horeeya iyo sidoo kale si joogto ah u dhibayey difaacayada Leicester.

Labada Gool ee Mikel Merino: Markii ugu horreysay ee uu kusoo galay beddel weeraryahan ahaan , Merino ayaa muujiyay xirfadiisa iyo awoodiisa gooldhalinta isagoo laba gool ku dhaliyay si degdeg ah, taasoo xaqiijisay guusha Arsenal.

Hadalladii Tababarayaasha

Mikel Arteta: Kadib ciyaarta, tabaraha Arsenal ayaa muujiyay farxadiisa wuxuuna tilmaamay muhiimadda guushan. Sido waxa uu amaanay doorka aan caadiga ahayn ee Merino ee weerarka, Arteta ayaa yiri, “Wuxuu ahaa mid cajiib ah.”

Qiimeynta kooxda Arsenal
LaacibkaQiimeynta
GK: David Raya8.1/10
RB: Jurrien Timber7.4/10
CB: William Saliba7.2/10
CB: Gabriel7.6/10
LB: Myles Lewis-Skelly7.0/10
DM: Thomas Partey7.6/10
CM: Martin Odegaard7.2/10
CM: Declan Rice7.0/10
RW: Ethan Nwaneri8.9/10
ST: Leandro Trossard7.5/10
LW: Raheem Sterling6.5/10
SUB: Mikel Merino (69′ for Sterling)8.5/10
SUB: Riccardo Calafiori (75′ for Lewis-Skelly)6.3/10
SUB: Jorginho (75′ for Partey)6.2/10
SUB: Kieran Tierney (89′ for Trossard)N/A
Qiimeynta Arsenal Kulankii Leicester City.

Guushan adag waxay yaraysay farqiga u dhexeeya Arsenal iyo Liverpool waxaa ayna ka dhigtay illaa afar dhibcood, taasoo Gunners-ka ka dhigeysa inay weli ku jiraan tartanka horyaalka iyadoo xilli ciyaareedka uu socdo.

Previous Post

Chelsea Oo Cashar Loo Dhigay Iyo Brighton Oo Ku Dubatay 3-0

Next Post

Manchester United Oo Indhaha Ku Haysa João Cancelo

Wararkii Ugu danbeyay

Liam Delap oo si rasmi ah ugu biiray Chelsea

Liam Delap oo si rasmi ah ugu biiray Chelsea

1 week ago

Liam Delap oo si rasmi ah ugu biiray Chelsea

Chelsea oo ka horeysa Arsenal saxiixa weeraryahanka Borussia.

Chelsea oo ka horeysa Arsenal saxiixa weeraryahanka Borussia.

3 months ago

Chelsea oo kaga horeyso Arsenal weeraryahanka Borussia Dortmund kasoo qorshihiisa yahay inuu baxo xilli ciyaareedka so socda. Labada kooxood ee...

Barcelona oo Go'aan Ka Gaartay Da’yarka Lagu Qiimeeyay €30m.

Barcelona oo Go’aan Ka Gaartay Da’yarka Lagu Qiimeeyay €30m

3 months ago

Waqtiga Vitor Roque ee La Liga ayaa dhammaanaya, maadaama Barcelona ay ogolaatay inay iibiso. Vitor Roque waqtigiisa La Liga ayaa...

Barcelona Oo Go'aan Ka Gaartay Saxiixa Nico Williams

Barcelona Oo Go’aan Ka Gaartay Saxiixa Nico Williams

4 months ago

Barcelona Oo Go'aan Ka Gaartay Saxiixa Nico Williams

Saddex Kooxod Oo Raadinaya Saxiixa Victor Osimhen

Saddex Kooxod Oo Raadinaya Saxiixa Victor Osimhen

4 months ago

Victor Osimhen Wuxuu Heli Karaa Heshiis €30M Ah Iyadoo Saddex Koox Ay Diyaar U Yihiin Suuqa Kala Iibsiga Ee Xagaaga....

Next Post
Manchester United

Manchester United Oo Indhaha Ku Haysa João Cancelo

Real Madrid vs Manchester City: Loolan Xamaasad Leh

Real Madrid vs Manchester City: Loolan Xamaasad Leh

Liverpool Ayaa Kaga Sara Martay Arsenal Saxiixa Alexandar Isak

Liverpool Ayaa Kaga Sara Martay Arsenal Saxiixa Alexandar Isak

Saddex Kooxod Oo Raadinaya Saxiixa Victor Osimhen

Saddex Kooxod Oo Raadinaya Saxiixa Victor Osimhen

Barcelona Oo Go'aan Ka Gaartay Saxiixa Nico Williams

Barcelona Oo Go'aan Ka Gaartay Saxiixa Nico Williams

Banoonisports - waa shabakada daabacda wararka ciyaaraha dalka iyo dibadda, hadafkeenu waa aan u noqono isha #1 ee wararka kubbadda cagta ee somalia.

Follow Us

  • About Us
  • Contact Us
  • Advertise
  • Privacy Policy

© 2024 Banooni Sports - All rights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Kooxaha
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Horyaalada
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Kobabka
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya

© 2024 Banooni Sports - All rights reserved.