Tuesday, April 21, 2026
Banooni Sports
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Teams
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Leagues
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Cups
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya
No Result
View All Result
Banooni Sports
No Result
View All Result

Man City vs Newcastle United: Kulan U Muhiim Ah Labada Koxood

by mohamedbaalos
February 15, 2025
Man City vs Newcastle United: Kulan U Muhiim Ah Labada Koxood

Man City iyo Newcastle United ayaa isku daya inay ka soo baxaan meelaha ugu sarreeya horyaalka.

Man City ayaa gurigeeda ku soo dhaweyn doonta Newcastle United ee Etihad Stadium Sabtida, 15ka Febraayo, 2025, iyadoo ciyaartu bilaabmaysa 6:00 PM maqribnimo ee cawa.

Ciyaartani waa mid muhiim ah, maadaama labada kooxood ay isku dhibco yihiin oo 41 dhibcood leeyihiin, waxaana ay u dagaallamayaan inay kaalmaha ugu sarreeya ka helaan Premier League.

Manchester City
Pep Guardiola ayaa kooxdiisa ku hogaaminaya inay ka soo kabsadaan guuldarradii xanuunka lahayd ee 5-1 ee Arsenal. Waxaana sidoo kale ka horyimid 3-2 ee Real Madrid.

Inkasta oo dhibaatooyin jira, City weli waxay ku jirtaa tartanka FA Cup-ka. Kooxdu waxay doonaysaa inay soo celiso awooddeedii hore ee horyaalka Premier League.

Newcastle United
Eddie Howe ayaa kooxda u horseeday guulal isku xiga, oo ay ku jiraan 2-0 kaga so badiyeen Arsenal Carabao Cup. Sidoo kale, 3-2 guul ay ka gaareen kooxda Birmingham City ee koobka FA Cup.

Newcastle waxay si adag ugu dadaaleysaa inay si joogto ah ugu soo baxdo tartamada Yurub. Howe wuxuu ku qanacsan yahay natiijooyinkii ugu dambeeyay, laakiin waxay u baahan yihiin in ay hagaajiyaan difaacooda.

Line-Upka Labada Kooxood

Manchester City (4-1-4-1): Ederson; Lewis, Dias, Ake, Gvardiol; Stones; Savinho, Foden, Gundogan, Marmoush; Haaland.

Newcastle United (4-3-3): Pope; Livramento, Schar, Burn, Hall; Guimaraes, Tonali, Willock; Murphy, Isak, Gordon.

Ciyaartoyda Dhaawaca iyo Kuwa La Filayo

Manchester City: Jack Grealish iyo Manuel Akanji waa dhaawac, sidaas awgeed ma ciyaari doonaan kulankan. John Stones waa diyaar wuxuuna ciyaari doonaa ciyaartan, halka Nathan Ake uu ku jiro shaki la xiriira inuu ku soo bilaabmo.

Marmoush iyo Doku ayaa si weyn ugu muuqda inay ciyaaraan, gaar ahaan Marmoush oo kuso bilaaban doona kulankan cawa ay u baxayaan Newcastle United.

Newcastle United: Anthony Gordon iyo Sven Botman labaduba ma ciyaarin guushii 3-2 ee Birmingham. Howe wuxuu xaqiijiyay in Gordon uu soo kabsaday dhaawac muruqa ah. Gordon ayaa diyaar u ah ciyaartan, halka Harvey Barnes uu weli dhaawac yahay. Joelinton wuxuu ku soo laaban doonaa kooxda bisha soo socota, isagoo seegi ku seegi doona ciyaarta.

Saadaasha Kulanka

City waxay muujisay inay soo kabteen, laakiin weli waxay ku dhibtoonayaan xakamaynta kubbadda iyo isticmaalka baasaska difaaca. In kasta oo weerarkooda uu hagaagay, Newcastle waxay helaysaa fursad ay kaga faa’ideystaan difaaca City, kaas oo dhibaato ka haysatay ciyaaraha ugu dambeeyay. Waxaa la filayaa in labada kooxba ay ka dhibtoon doonaan inay iska difaacaan, iyadoo la filayo barbardhig.

Saadaasha:
Manchester City 2 – 2 Newcastle United

Man City Oo Go’aan Ka Gaartay Mustaqbalka Foden Iyo Silva

Man City Oo Go’aan Ka Gaartay Mustaqbalka Foden Iyo Silva

1 month ago

Manchester City ayaa qaatay laba go’aan oo kala duwan oo ku saabsan mustaqbalka xiddigaha muhiimka ah Bernardo Silva iyo Phil...

Cristiano Ronaldo Oo Saami Ka iibsaday Koox Spanish Ah.

Cristiano Ronaldo Oo Saami Ka iibsaday Koox Spanish Ah.

2 months ago

Ronaldo Oo Saami Ku Yeeshay Koox ka dhisay heerka labaad ee horyaalka Spain. Xiddiga caanka ah ee kubadda cagta, Cristiano...

Arsenal Gacanta Ku Dhigay Derby-ga London Sido Kalena Sare U Qaadday Cadaadiska Horyaalka Premier League

Arsenal oo diray fariin cad tartamayaasha kale ee horyaalka

2 months ago

Arsenal Gacanta Ku Dhigay Derby-ga London, Korna Qaadday Cadaadiska Horyaalka Premier League Arsenal ayaa caawa soo bandhigtay ciyaar awood leh...

Maxaa Ka Soo Kordhay Kiiska Cunsuriyadeed ee Vinicius Junior?

Maxaa Ka Soo Kordhay Kiiska Cunsuriyadeed ee Vinicius Junior?

2 months ago

Vinicius Junior oo Ku Eedeeyay Benfica Ciyaaryahankeeda Cunsuriyad, UEFA Oo Baaritaan U Furaysa Kiiskaan Kiiska cunsuriyadeed ee la xiriira Vinicius Junior ayaa weli...

Man Utd Oo Diyaarinaya 20M Si Ay U Hesho Beddelka Diogo Dalot

2 months ago

Man United oo Ka Fiirsanaysa Saxiixa Ryerson si ay ugu badasho daafaca daalan ee Diogo Dalot Manchester United ayaa qorsheyneysa...

Top 10 Ballon d’Or 2025: Ousmane Dembélé Oo Ku Guuleystay.

Top 10 Ballon d’Or 2025: Ousmane Dembélé Oo Ku Guuleystay.

7 months ago

Falanqayn dhammaystiran oo ku saabsan liiska 10-ka ciyaaryahan ee ugu sarreeya Ballon d’Or 2025. Ballon d’Or waa abaalmarin kubadda cagta...

Next Post
Osasuna vs Real Madrid

Osasuna vs Real Madrid: Horudhac Kulanka Cawa Ee La Liga

Chelsea Oo Cashar Loo Dhigay Iyo Brighton Oo Ku Dubatay 3-0

Chelsea Oo Cashar Loo Dhigay Iyo Brighton Oo Ku Dubatay 3-0

Arsenal Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaartay Kooxda Leicester City

Arsenal Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaartay Kooxda Leicester City

Manchester United

Manchester United Oo Indhaha Ku Haysa João Cancelo

Real Madrid vs Manchester City: Loolan Xamaasad Leh

Real Madrid vs Manchester City: Loolan Xamaasad Leh

Banooni Sports waa shabakad ciyaareed oo ku soo gudbiysa wararkii ugu dambeeyay ee kubadda cagta iyo wararka suuqa kala iibsiga. La soco wararka ciyaaraha cusub maalin kasta.

Follow Us On

  • About Us
  • Contact Us
  • Advertise
  • Privacy & Policy

© 2026 Banooni Sports - All rights reserved

No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Teams
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Leagues
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Cups
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya

© 2026 Banooni Sports - All rights reserved.