Tuesday, April 14, 2026
Banooni Sports
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Teams
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Leagues
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Cups
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya
No Result
View All Result
Banooni Sports
No Result
View All Result

Wolves vs Arsenal: Falaqeynta, Saadaalinta iyo Shaxda La Filaayo

by mohamedbaalos
January 25, 2025
Wolves vs Arsenal: Falaqeynta, Saadaalinta iyo Shaxda La Filaayo

Wolves vs Arsenal: Falanqeyn Ku Saabsan Kulanka Premier League


Arsenal aya guul ka gaartay 3-0 kulan ay la ciyaareen Dinamo Zagreb Arbacadii, taasoo ka caawisay inay si weyn ugu dhawadaan inay u soo baxaan wareega 16ka ee Champions League. Kooxda Mikel Arteta ayaa dib ugu soo laabatay guusha ka dib markii ay 2-2 la gasha kooxda Aston Villa.

Wolves waxay sii wadaan guuldarrooyinka, iyadoo seddex kulan oo xiriir ah ay lumisay. Hadda waxay ku jiraan xaalada halista ah ee inay ka badbaadaan hoos u dhaca, waxaana kaliya ku kala fogaaday kooxaha ku dagaallamaya badbaadada.

Goorta Wolves iyo Arsenal wada ciyaari doonaan?

  • Taariikh: Sabti, 25 Janaayo, 2025
  • Saacadda: 06:00 PM
  • Garoonka: Molineux Stadium, Wolverhampton
  • Garsoore: Michael Oliver

Wararka Kooxda Wolves

Mario Lemina wuxuu u badan yahay inuu ka maqnaado, maadaama uu doonayo inuu ka tago kooxda.
Sasa Kalajdzic, Boubacar Traore, Enso Gonzalez, iyo Yerson Mosquera ayaa dhaawacyo waaweyn.

Xiddigaha Wolves ee La Filayo.
Sa; Doherty, Agbadou, Bueno; Semedo, Andre, J. Gomes, Ait-Nouri; R. Gomes, Cunha; Strand Larsen.

Wararka Kooxda Arsenal

William Saliba ayaa maqnaan doona, laakiin Arteta wuxuu rajeynayaa inuu si dhow ugu soo kabsado dhaawac muruqa.
Ben White ayaa soo laabtay tababarka, wuxuuna diyaar u yahay inuu ku soo laabto garoonka dhammaadka bisha. Arsenal weli ma haysato Bukayo Saka, Gabriel Jesus, iyo Takehiro Tomiyasu.

Xiddigaha Arsenal ee La Filayo
Raya; Timber, Kiwior, Gabriel, Calafiori; Partey, Rice, Odegaard; Martinelli, Havertz, Trossard.

Saadaasha Natiijada Kulanka Wolves vs Arsenal

Wolves waa koox firfircoon oo uu hoggaamiyo tababaraha cusub Pereira, laakiin qaab ciyaareedkii fiicnaa ee bilowga uu ku soo bandhigay kooxda ayaa hadda yaraaday.

Wolves waa kuwa ku liita kubbadaha laadadka xorta ah (set-pieces). Dhanka Kale Arsenal ma aha koox khaladaad badan, waxayna tahay kooxda ugu wanaagsan horyaalka ee ka faa’iidaysata laadadka xorta ah, waxay u badan tahay inay ka faa’iideysato fursadahaan, waxaana la filayaa in ay badiso.

Saadaasha Ciyaarta: Wolves 0-2 Arsenal

Man City Oo Go’aan Ka Gaartay Mustaqbalka Foden Iyo Silva

Man City Oo Go’aan Ka Gaartay Mustaqbalka Foden Iyo Silva

1 month ago

Manchester City ayaa qaatay laba go’aan oo kala duwan oo ku saabsan mustaqbalka xiddigaha muhiimka ah Bernardo Silva iyo Phil...

Cristiano Ronaldo Oo Saami Ka iibsaday Koox Spanish Ah.

Cristiano Ronaldo Oo Saami Ka iibsaday Koox Spanish Ah.

2 months ago

Ronaldo Oo Saami Ku Yeeshay Koox ka dhisay heerka labaad ee horyaalka Spain. Xiddiga caanka ah ee kubadda cagta, Cristiano...

Arsenal Gacanta Ku Dhigay Derby-ga London Sido Kalena Sare U Qaadday Cadaadiska Horyaalka Premier League

Arsenal oo diray fariin cad tartamayaasha kale ee horyaalka

2 months ago

Arsenal Gacanta Ku Dhigay Derby-ga London, Korna Qaadday Cadaadiska Horyaalka Premier League Arsenal ayaa caawa soo bandhigtay ciyaar awood leh...

Maxaa Ka Soo Kordhay Kiiska Cunsuriyadeed ee Vinicius Junior?

Maxaa Ka Soo Kordhay Kiiska Cunsuriyadeed ee Vinicius Junior?

2 months ago

Vinicius Junior oo Ku Eedeeyay Benfica Ciyaaryahankeeda Cunsuriyad, UEFA Oo Baaritaan U Furaysa Kiiskaan Kiiska cunsuriyadeed ee la xiriira Vinicius Junior ayaa weli...

Man Utd Oo Diyaarinaya 20M Si Ay U Hesho Beddelka Diogo Dalot

2 months ago

Man United oo Ka Fiirsanaysa Saxiixa Ryerson si ay ugu badasho daafaca daalan ee Diogo Dalot Manchester United ayaa qorsheyneysa...

Top 10 Ballon d’Or 2025: Ousmane Dembélé Oo Ku Guuleystay.

Top 10 Ballon d’Or 2025: Ousmane Dembélé Oo Ku Guuleystay.

7 months ago

Falanqayn dhammaystiran oo ku saabsan liiska 10-ka ciyaaryahan ee ugu sarreeya Ballon d’Or 2025. Ballon d’Or waa abaalmarin kubadda cagta...

Next Post
City vs Chelsea: Falaqeynta, Saadaalinta iyo Shaxda La Filaayo

City vs Chelsea: Falaqeynta, Saadaalinta iyo Shaxda La Filaayo

Liverpool vs Ipswich Town: Reds oo si xoojisanayso hoggaankeeda

Liverpool vs Ipswich Town: Reds oo si xoojisanayso hoggaankeeda

Wolves 0 - 1 Arsenal

Arsenal iyo Calafiori oo guul muhiim ah ka gaaray kooxda wolves

Liverpool oo ka awood sheegatay Ipswich iyagoo ku garaacay 4-1

Liverpool oo ka awood sheegatay Ipswich iyagoo ku garaacay 4-1

Ciyaar Adag: City oo guul muhiim ka gaartay dhigeeda Chelsea

Ciyaar Adag: City oo guul muhiim ka gaartay dhigeeda Chelsea

Banooni Sports waa shabakad ciyaareed oo ku soo gudbiysa wararkii ugu dambeeyay ee kubadda cagta iyo wararka suuqa kala iibsiga. La soco wararka ciyaaraha cusub maalin kasta.

Follow Us On

  • About Us
  • Contact Us
  • Advertise
  • Privacy & Policy

© 2026 Banooni Sports - All rights reserved

No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • Suuqa
  • Teams
    • Arsenal
    • Barcelona
    • Chelsea
    • Liverpool
    • Man City
    • Man United
    • Real Madrid
  • Leagues
    • Premier League
    • Laliga
    • Serie A
    • Bundesliga
    • Ligue 1
  • Cups
    • Champion League
    • Europa League
    • Conference League
  • Qaramada
  • Soomaaliya

© 2026 Banooni Sports - All rights reserved.